DUUMO-Mudanhaygii madoobaa
Maalin anoo baar qaniisiin ag maraya aya waxaa igu soo dhacay inaan galo, 16 baan jiray oo layma ogolayn, lkn aqoonsi beena oo 19 ku qaran tahay ayaan watay, Dad majoogin, markii hore si fiican wax uguma jeedin lkn markaan la qabsaday ayaan arkay dadka tiradiisa, affar nin lee ahaayeen, waxaan dalbaday kooko kola, meel…
