DUUMO-jacaylkii aragtida hore.

Weligay waan garanayay inaan qaniisiinka ka helo, laakiin si fiican dareenkaas uma dareemin  ilaa aan la kulmay Axmed. Waxa uu gaabnaa xoogaa, madow  aad u qurux  badan, oo leh jir gabdheed. Muddo bilo ah ayaan is naqaannay, laakiin marna kuma fikirin inaan wax weydiiyo ama shukaamiyo. Waayo waan xishoonayay. Waligay qaniis ma wasin, mana aqoon…