DUUMO-jacaylkaygii koowaad

  • | |

    DUUMO-jacaylkaygii koowaad

    Dhririkaygu waa 150cm, dabcan waan gaabnahay, waana dhuubnahay, bar yarahay, lkn daba yar oo kuusan ayaa igu taal oo gabdhaha xaafadu ka masyaraan, dhexdaydu aad bay u dhuuban tahay Adigu gabar baad ku fiicanaan lahayd lagaa dhigo markii hore, naag qurux badan ayaad noqon lahayd, ayaa saxiibtay jane I dhahdaa markasta Jane waa saxiibta aan…