DUUMO-Farsama yaqaankii
Subixii intaan hooya bixin ayay tiri, saxanka jikada alaabta lagu dhaqo ee jikadu waa xirmay,n in sameeya ayaan u yeeray ee saas la soco,saddex saac ayuu imaanya, ka fur irida ha sameeyee, haye ayaan iri Markaas anoo qubayska ku jiro oo dhamaystay ayaan la soo garaacay illinkii, shukumaanihii ayaan naaasha korkooda ku soo xirtay, oo…
