DUUMO-odaygu wax kaluu ahaa part1

Markii aan soo kacayba waxaan la soo koray, dabo weyn iyo jir jilicsan, garaaro jilicsan ayaan lahaa sidii gabdhihii, diric hadaan xirto gabar baaba la iimalayn lahaa.

Ciyaalka schoolku dabada iska dharbaaxaan iyo waxaas ayay ku ciyaaraan, lkn waxaan dareemay anigu in wiilasha qaarkood aysan ciyaar ka ahayn ee ay I qaban jireen dabada qaarna si ciyaara ii salaaxi jireen.

Waan ka heli jiray ana intaas, siiba hal wiil ayaa aad ugu waalnaa dabadayda oo qof ila ciyaaraya inta iska dhigo qaban jiray oo salaaxi jiray, ana waan iska fahan sanaa

Maalin ayaan mobilkiisa ka fiirsanaynay video sex ah, xoogaa markaa fiirsanay ayaan arka inuu kacsaday, arkagaas kaliya dareen ayaa I galay, walaahi.

Markii danbe ayuu yiri video qaniisiin ah ka waran, haye ayaan iri

Wuxuu saaray in madoow ah oo gus weyn oo wiil cadaana wasaya, guska dhan ku dhameeyay, aniga dabada I cuncuntay

Wiilkaan adoo kale weeye, naag ayuu ku fiicnaan lahaa ahaado ayuu yiri

Waan qoslay oo kaftan ahaan u iri

Waryaa ma naa naag ku fiicnaan lahaa

Dabada kugu taal ma arag miyaa, walaahi anigu waa jeclaaday dabdaada ayuu yiri

Hadana anoo qoslaya ayaan iri

Oo anoo nin ah inaa I wastid miyaa rabtaa

Hada run hadaan isku sheegno, magaca iyo guska lee nin ka tahaye, inta kale sow naag kama tihid, xataa niyada, ayuu I weydiiyay

Haa ayaan iri, waana runtiis niyada xataa gabar baan isku haystaa

Anaa aqaan si aan ku hubsano waxaa tahay ayuu yiri

Side ku hubsanaynaa ayaan weydiiyay

Macawiistii ayuu iska qaaday oo guskii oo kacsan soo bixiyay, ma ku boodaa ayaa I qabatay, waase xishooday, asna waa dareemay oo yiri

Qabo

Waan qabtay jiriirico macaan ayaa igu yaacday, inaan ka fuqo ma rabin,

Ka waran ayuu I weydiiyay

Waa macaan ayaan si daacda u iri

Inaa jaqdid ma raabtaa

Haa ayaan iri oo inta kufoorarsaday afka gashtay,

Waa gus kii iigu horeeyay een jaqo, si fiican uma aqoon, asgaa ii sheegsheegayay, wax yar ka dib waan la qabsaday, si caadiya u jaqay

Kulayl ayuu ahaa gusky, dhereer ayaa iga socday macaanka uu qabo gusku markuu afka ku jiro, madaxa ayuu ii salaaxay oo aan dareemay qof la rabo inaan ahay, inaanan ahay wiil iska daba weyn siday ciyaalku I dhahaan

Ee qof wax tar leh ahay ayana dareemay, waa kan gus baan afka kula jiraa, nin baan macaan iyo raaxo siinaya, inaan wax tar leeyahay ayaan ogaaday,

Aayar aayar ayuu hadba dalqada ii geeyaa oo matag iga soo dhawaadaa hadba, indhaha biyo iga soo daadaataan, baridii weynayd ayuu ii salaaxay, oo futada afkeeda far iiga salaaxay, gali ayuu damcay, xanuun baan la booday,

Ha I galin waa xanuune ayaan iri

Shaqadaada qabso adigu ayuu yiri oo igu riixay, xoogaa I galiyay, kulayl macaan baan ka dareemay dabadii markaas, dabadu farta aad ayay ugu dhaganayd dhab ku ahayd, markuu farta soo gadaal usoo jiido iyo markuu ku riixaya waa raacaysay dabadu

Markii danbe ayay jilicday oo caadi iigu jukeeyay, guskii ii kacay, guskaygu waa ka weyn yahay kana an jaqayo wax badan, naag buuse yaal ayaan mar mar is dhahaa, waayo inaan wax ku waso maba igu soo dhacdo.

Markii danbe ayuu biya baxay afkayga ku biya baxay, dhanaan kulul ayay ahaayeen, laq ayuu I yiri, waana laqay, laabta markay sii marayeen, diirimaad macaan ayaan ka dareemay, guskii baan afka ugu nadiifiyay

Xoogaa markaan joognay ayaan ku iri I baashee, inta isoo qabtaya ayuu baasho igu qabtay, wax badan ayaan doonayay sidaan la ii baasheeyo, laabta la I galiyo, ana isku duubo ninka, sidaan video yada ka arko oo kale.

Intaan Is jaqaynay guskaan u salaxayay, durba waa uu kacday

Ma ku wasaa ayuu yiri

Haa baan iri

Waan u foorarsaday, qolkiisa saliid ma ool ee candhuuf ayuu marsaday oo afka inta u saaray ku riixay, xanuun dartiis waan booday oo iri ma rabo wasmo, waan kuu jaqayaa uun.

Haye ayuu yiri, sidaas ayaan ugu jaqi jiray, markii danbana laba wiil oo kale ii baray, saddexdooda ayaa I haysan jiray, afka lee iga wasi jireen, aniguna biyaha ayaaba macaan siyaado ah ii noqday maba rabin meel kale.

Mar danbe ayaa mid ii sheegay in ay jirto biibito qaniisiintu isugu tagaan, ninka iska lehna uu qaniis yahay, dadka caadiga ah aysan saas ula socon.

Maalin baan biibitadii tagay, miis nin oday ah fadhiyo ayaa kursi ka banaanaa oo la fariistay,

Dadku waa I eegayeen, nin cusub inaan ahay waa arkeen lkn meel ay ii qaadaan ma aqoon, shah ayaan dalbaday, odayga waan is dhinac fadhinay, sheeko ayaan galnay markaas.

Mar danbe ayuu gacanta iga saaray bowdada, waxba ma oran, markuu arkay in aanan dhibsanayn ayuu bilaabay salaaxo, dareenkaygii baa kacay xoogaa waxase ma oran.

Inaan raali ahay oo aanan diiday haduu arkay ayuu igu dhiiraday oo yiri

Meeshaan buuq weeye, meel dagan oon ku sheekaysano ma tagnaa

Xagee ayaan weydiiyay

Meeshaad doonto adigu, muhiimku meel aan buuq lahayn oo tartiib ugu sheekaysano

Walaahi aniga maaqaan meel ayaan iri

Ok, ka waran gurigayga, waa dhowyahay ma fogee

Intaas waa I salaxayaa ana dareenkaygu sii kacayay, dhareer ayaa isoo buuxshay afka oo jaqniin ayaa niyada iiga jira, laabtana hur ayaa iga baxaya, waxuuna ku dagi karaa waa biya rag oo cabo.

Haye ayaan iri

Gurigiisii ayaan tagnay, galigiis ayaa dagan, nin dheer oo ilaa 45-50 jira weeye, fadhigii ayuu I fariisiyay oo yiri cabitaan bana kuu soo qaban oo jikada aaday.

Anigii sidii sharmuuto la soo watay oo ninkii wasi lahaa sugaysa ayaan u fadhiyay, sina waan ugu faraxsanaa in uu isoo watay sina waan uga warwarsanaa, sababata maaqaan

Markii danbe ayuu yimid asagoo laba cabiyana wada, macawis iyo garan soo xirtay, cabitaankii markii uu dhigay ayu hadana laabtay oo soo noqday asagoo macawis wada iguna yiri

Naso iska siib surweelka cidhiidhigiisa

Qolkaan gal oo ku badalo ima oran ana hortiisa ayaan ku badashay dharkiina kursi kale saartay oo soo ag fariistay, waana igu soo durkay oo gacanta garabka iga saaray oo yiri

Si baad u xishoonaysaaye, ma kugu cusub tahay howshu

Anoo hoos eegaya ayaan iri haa

ogaysiis, gabar soomaaliyeed ayaa i weydiisay qaniis sweden ama hargaysa jooga, qofkii rabaa ha ila soo xariiro

la soco

Laga roone

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *