DUUMO-shaqadii iyo ninkii iigu horeeyey part1
16 markaan jiray ayaan ka shaqa bilaabay dukaan weyn oo qaybo badan leh, waa shaqdii iigu horeysat, maamulaha qaybtaan ka shaqeeyo wuxuu ahaa nin dhowr iyo soddon jir ah oo dheer oo qurxoon, oo xaas iyo laba caruura leh. Markii u horeysaba waan arkay inuu nin naxariis badan yahay, waliba si gaara aniga iigu roon,…
